Barnaamijka Adigu ka Baadh Internetka

Ku soo dhawow kaydkayaga xogta sii-haynta ilmaha (child care database) ee internetka ku jirta. Kaydkayaga xogta ee gobolka oo dhan ah waxa ku jira 10,000 adeeg-bixiye. Kaydkan xogta ee ah farsamadii ugu dambeysay waxa si joogto ah u cusboonaysiiya hay’adaha adeegga iyo gudbinta sii-haynta ilmaha ee degmooyinka.

Talaabada ugu horeysa ee lagu gali karo ururin-xogeeddan ama macluumaadkan waa adiga oo gujiya magaca degmada halka hoose ku yaala ee aad rabtid inaad ka raadsatid sii-hayn ilmo. Ka dib habku waxa uu ku weydiin doonaa inaad is qortid.  

Si aad u heshid war dheeraad ah oo ku saabsan fahmidda iyo helista sii-hayn ilmo oo tayo leh, sida loo wareysto sii-hayeyaasha ilmaha, iyo fahmidda ikhtiyaarkaaga sii-haynta ilmaha, fadlan booqo Sida Loo Garto Sii-haynta Ilmaha ee Tayada Leh: Qalabka Waalidka.

War faahfaahsan oo ku saabsan sii-haynta ilmaha waxa laga heli karaa kaydkayaga xogta sii-hayeyaasha ilmaha ee internetka ku jira, iyo khadkayaga gudbinta ee gobolka oo dhan ah, isla markaana leh adeegyo turjubaan oo lagu heli karo Ingiriis, Moong, Soomaali, iyo Isbaanish.

Aagga Magaalooyinka Mataanaha ah : (651) 665-0150.
Wicis bilaash ah: (888) 291-9811

Fadlan guji degmada aad ka raadinaysid sii-hayn ilmo. Waxa kale oo aad isticmaali kartaa tusmada ama menyuuga ku yaala xagga hoose ee bogga.

Map of Minnesota by county linked to Referral Services

 

Select your county.