Daryeel Caafimaad Leh, Ilmo Caaafimaad leh Doorashada iyo Isticmaalka Sii-haynta Ilmaha Inta Lagu Jiro Xilliga Hargabka  

Minnesota Child Care Resource and Referral Network (Mareegta Adeegga iyo Gudbinta Sii-haynta Ilmaha ee Minnesota) waa mareeg ka kooban hay’ado gobolka oo dhan ah oo bixiya liisas dhameystiran oo qofka u gaarka ah oo sheegaya ikhtiyaarka sii-haynta ilmaha iyo waxbarashada iyada oo isla markaana laga shaqeynayo dhisidda hab sii-hayn ilmo oo leh tayo iyo kala-duwanaan oo u furan dhamaan qoysaska Minnesota.

War faahfaahsan oo ku saabsan sii-haynta ilmaha waxa laga heli karaa kaydkayaga xogta sii-hayeyaasha ilmaha ee internetka ku jira, iyo khadkayaga gudbinta ee gobolka oo dhan ah, isla markaana leh adeegyo turjubaan oo lagu heli karo Ingiriis, Moong, Soomaali, iyo Isbaanish.

Aagga Magaalooyinka Mataanaha ah : (651) 665-0150.
Wicis bilaash ah: (888) 291-9811

 

Carwadda Adeegyada Bisha ee loogu talogalay dadka Ingiriisiga aan si weyn u

Healthy Roads Media: Akhbaaraadka caafimaad ee bogga wabsaadka waxaa loo heli karaa seddex hab.