Halkan guji si aad u aragtid nuqul ah PDF oo ah Doorashada Sii-haynta Ilmaha: Xidhmada Qalabka Waalidka (Choosing Child Care: Parent Toolkit, Ingiriis).
TALAABADA 1
Akhri boggan si aad wax uga ogaatid war aasaasi ah oo ku saabsan sii-haynta ilmaha.
TALAABADA 2
Teleefonka ku wareyso sii-hayeyaasha ilmaha adiga oo isticmaalaya su’aalaha ku qoran Bogga Doorashada Sii-haynta Ilmaha (Ingiriis).
TALAABADA 3
Booqo guryaha ama barnaamijyada sii-haynta ilmaha, adiga oo isticmaalaya Liiska Hubinta ee ku Yaala Xidhmada Qalabka Waalidka (qaab pdf, Ingiriis).
TALAABADA 4
Hubi tixraacyada uu bixyo adeeg-bixiyuhu, adiga oo isticmaalaya su’aalaha ku yaala Bogga doorashada sii-haynta ilmaha (Ingiriis).
TALAABADA 5
Gaadh go’aankaaga. Dib u eeg tilmaamaha guud ee heshiiska.
TALAABADA 6
Isu diyaari bilaabista sii-haynta ilmaha. Akhri Sida Sii-haynta Ilmaha Looga Dhigo Mid Shaqeynaysa (Ingiriis).